Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo abuurtay fursad ganacsi oo dhanka Online ka ah.

0
79

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Cabdullaahi Maxamed Cusmaan oo kamid ah dhallinyarada waxbaratay ee ku nool Magaalada Baladweyne ayaa bilaabay inuu ganacsatada Magaalada adeegyada ay u baahanyiin uga keeno dalka dibadiisa si ay bulshada uga iibsadaan.

Adeegyada ganacsatadaan loo keeno ayaa si online ah looga dalbaa Shirkadaha ganacsi sida Alibaba iyadoo lasoo saaro diyaarado iyo maraakiib si loo keeno Baladweyne.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegaya