Dhallinyaro ku nol Baladweyne oo abuurtay fursado shaqo.

0
177

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhallinyaro badan oo ku nool magaalada Baladweyne isla markaana dhameyay heerka 1 aad ee jaamacada kuwaas oo bartay cilmiga xoolo iyo beraha ayaa magaalada ku soo kordhiyay goobo lagu iibiyo Dawada xolaha.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa