Dhallinyaro ku Magaalada Bandiiradley oo ka shaqeynaya sidii loo joojin lahaa colaad beeleedyada.

0
22

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada ku nool Magaalada Bandiradley ee Galbeedka Gobolka Mudug ee bartamaha dalka ayaa taageray qorshaha Deegaanada nabad u raadinta colaada ka jirtay ee gobolka Mudug taas oo u dhaxaysay beelo walalo ah oo ku kala abtirsada Maamulada Putland iyo Galmudug.

Qaar kamida Dhalinyarada oo warbaahinta la hadlay ayaa tilmaamay inay tahay in laga shaqeeyo nabada wada jirka bulshada walaalaha ah.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa