Dhallinyaro isku xilqaamay ineey si bilaash ah wax u baraan Barakacayaal ku nool Muqdisho.

0
37

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar ka mid ah Dhalinyarada ku nool Magaalada Muqdisho ayaa isku xilqaamay in ay wax baraan caruurta ku nool Kaamamka  Barkacyaasha ee Muqdisho.

Dhalinyaradan ayaa hirgaliyay in ka badan 6 goobood oo ku kala yaalo degmada kaxda iyo garas baleey ee gobolka Banaadir.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya