Dhallinyaro fursado shaqo oo macalinimo ka helay Iskuulka Hormuud ee Baladweyne.

0
84

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In kabadan 30 dhalinyaro ah oo kamid ah dhallinyarada waxbaraty ayaa fursado shaqo oo Macalinnimo ka helay Iskuulka Hormuud oo labo xarun ku leh xaafadaha Kooshin iyo Xaawa Taako ee Magaalada Baladweyne .

C/raxmaan Cabdullaahi Cabdulle oo kamid ah Maamulka Iskuulkan ayaa Warbaahinta uga waramay maadooyinka ay dhigaan macalimiinta fursadaha shaqo u abuureen iyo qaabka ay ku qaateen.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya