Dhallinyaro baratay cilmiga xannanada xolaha oo bilaabay daaweynta xoolaha ku nool Miyiga Guriceel.

0
164

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degaano ka tirsan Degmada Guriceel oo ay ku nool yihiin xoola dhaqatada ayaa xiligaani waxaa ka taagan cuduro dhibaato ku haaya xoolaha nool taasi oo qaarkood la xanuunsanayaan xoolaha.

Cudurka qanjey oo kamid ah cudurada ku dhaca xoolaha ayaa ah midka hada ka jira Degaanada ka tirsan Degmada Guriceel taasi oo halis ku ah dadka madaama ay isticmalaan Hilibka iyo Caanahooda.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya