Dhallinyaro Baladweyne ka bilaabay olole lacag loogu aruurinayo dadka danta yar.

0
117

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ururka Dhalinyaarda Mustaqbal oo ay ku midoobeen dhallinyaro ku nool Magaalada Baladweyne ayaa bilaabay aruurinta lacag loogu tala galay in lagu caawiyo dadka danyarta ah ee ay saameysay faatahaadda .

Dhallinyaradan ayaa ka hor inta ay bilaabin ololahan waxaa ay Xog aruurin kasoo sameeyeen goobaha ay ku nool dadka danyarta ah gaar ahaan xeryaha Barakacayaasha.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya