Dhallinyarada Magaalada Jowhar oo kahadlay Kaalintooda Wax soo saarka Beeraha ee G/Sh/Dhexe.

0
85

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyaradu waa Kaalinta Koobaad ee Iskaashiga Dal ama Xoogga Koobaad ee Dal Walbaa, Dhallinyaro badan oo kamid ah kuwa kunooll Jowhar ayaa Bandhig Carweed lagu qabtay Jowhar kusoo Bandhigay Iskaashiga Tacabka Dalagyada.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya