Dhallinyarada farsamada gacanta Baladweyne oo shaqo abuur ka helay cilid bixinta agabka la isticmaalo Ramadaanka

0
109

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Cilid bixinta agabka Ramadaanka sida Makiinadaha cabitaanka , Hilibka , Marwaaxadaha iyo Finijeerada ayaa waxaa shaqo abuur ay noqotay dhallinyaro badan oo farsamo yaqaano ah kuwaas oo ku nool Magaalada Baladweyne islamarkaan ka faaidaysanaya Bisha Barakeysan ee Ramadaan.

Dhallinyaradan cilid bixiya agabka loogu talagalay in loo isticmaalo bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa waxa ay bulshada ka caawiya in ay dib u isticmaalaan agabkooda.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya