Dhallinyarada Baladweyne oo Bilaabay in bartaan xirfado ay noloshooda ku maareeyaan.

0
60

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhallinyaro badan oo ku nool Magaalada Baladweyne ayaa wax ay bilaabeen inay bartaan xirfadaha gacanta si ay uga shaqeeystaan iygoo xirfadahan kabarta Iskuulka Himas.

Dhallinyaradan oo iskugu jira wiilal iyo gabdho  ayaa inta badan la baraa xirfado iskugu jira tolista dharka, cilaan saarka cilida bixinta moobeelada iyo cunta karinta.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya