(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In kabaddan 150 dhalinyarro ah ayaa loo soo gagabeeyay barashada xirfado kala duduwan taas oo ay ku qaadanayeen xarunta dhalinyarada gobalka banaadir.
Guddoomiayaha Dhalinyarada Gobolka Banaadir C/kaafi Maxamud Makaraan ayaa ka warbixiyey waxyaabaha la baray dhalinyarada iyo tirada ka faa’iideeysatay.
Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa Warbixintan ku eegaya