Dhalinyaro wax kabartay jaamacadaha dalka oo fursado shaqo ka helay iskuulka Hormuud ee Baladweyne.

0
113

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iskuulka hormuud oo ka mid ah iskuulada ku yaallo magaalada Baladweyne ayaa waxaa fursad macalinimo ka helay dhallinyaro wax ku soo bartay jaamacadaha dalka.

Dhallinyaradaan ayaa markii hore  aan heyn wax shaqo ah balse hada helay shaqo abuur ay noloshooda ku mareeyaan.

Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya