Dhalinyaro suuq u helay agabka ay iibiyaan kadib markii roobka deyrta ka curtay Baladweyne.

0
98

(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku nool dhallinyaro badan oo noloshooda ka maareeya iibinta agabka la isticmaalo xilli roobaadka sida Bacaha kahaba roobaadka Teendhooyiinka iyo Dalladaha.

Dhalinyaradan ayaa fursado shaqo oo cusub ka helay xili roobaadka Dayrta maadama ay heleen macaamiil badan oo ka iibsada agabka ay iibiyaan.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya