Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ganacsatada magaalada kismaayo ee xarunta gobalka jubada hoose ayaa mudooyinkii dambe ku hawlanaa sidii ay magaalada u keeni lahayeen adeegyo casri ah kuwaas oo ay bulshadu baahiyo kal duwan u qabaan.
Ganacsato Dhalinyaro ah ayaa magaalada kismaayo kusoo kordhiyay misaan casri ah kaas oo lagu cabiri karo misaanka culayska qofka iyo waliba dheeraarkiisa.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya