Dhalinyaro nolol maalmeedka qoysaskooda ka mareeya kala iibinta xoolaha Baladweyne.

0
191

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa waxaa ku nool dhallinyaro badan oo ka shaqeeysato Suuqa Xoolaha Xaafada Howl wadaag ee magaalada Baladweyne iyaga oo ku shaqeeysto Xirfada Dalaalnimada si ay ugu helaan nolol Maalmeedka qoysaskooda.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa