Dhalinyaro Magaalada kismaayo ka furatay Hotel Cusub oo adeeygyo kala duwan bixiya.

0
195

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyada oo Magalada kismaayo ee Xarinta Gobalka Jubbada Hoose ay sanadadii dabe ku Talaabsanaysay Hormaro dhinaca Ganacsiga iyo dhismaayinka ayaa waxa Magaalada laga Hirgaliyay Hotel lagu magacaabo Some Hotel horayna loo dhihi Som Coffee kaas oo bixiya Adeegyo Kala Duwan sida cuntooyinka Fudud kuwa Culus Isbitaallo iyo waxyaabo kale.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa