Dhalinyaro loo Tababarey daryeelka Bulshada Oo Xaflad loogu qabtey Baydhabo.

0
162

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xafladda shaacinta bayaanka ee daryeel bulsho oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda SWDC ayaa lagu qabtay Magaalada Baydhabo, barnaamijka ayaa wuxuu ahaa mid bulshada lagaga wacyi-galinaayay xad gudubka ka dhanka ah Jinsiga.

Xafladda ayaa waxaa ka hadlay qaar ka mid ah bulshadii ka qeyb gashay munaasabadda.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya