Dhalinyaro ku nool Muqdisho oo si lacag la’aan wax ku bara caruurta Barakacayasha.

0
73

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyaradaan oo dalka gudihiisa wax ku bartay islamarkaana ku nool Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay u istaageen in ay si bilaash ah wax ku baraan caruurta iyo dadka waaweyn ee ku nool xeryaha Barakacayaasha oo ku yaalla duleedka Magaalada Muqdisho
Dadkan ayaa awoodin in ay sika bixiyaan qarashaadka waxbarashada waxa ayna tani utahay fursad fiican.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegaysa