Dhalinyaro ku nool Muqdisho oo Baabuurtii xaragada u bedelay xaruumo ay ku ganacsadaan.

0
32

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyaro ku nool Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka ayaa bilaabay in Baabuurtii xaragada ay u badalaan xarumo qudaarta iyo dharka lagu iibiyo.

Dhalinyaradan ayaa sheegay in curinta fikaradan ay sabab u tahay shaqo la’aanta baahsan ee kajirta dalka.

Qaar kamid ah dhalinyarada oo warbaahinta la hadlay ayaa kawarbixiyay shaqadan iyo sida ay ku bilaabeen.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya