Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Garaashyada lagu xareeyo gaadiidka laguna cilad bixiyo ee ku yaalla Magaalada Beledweyne ayaa waxaa fursado shaqo ka helay dhallinyaro badan oo aanan markoodii hore heysan wax shaqa ah.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya