Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Cagaarsan waa Urur ay sanadkii la soo dhaafay ee 2023-kii aas aaseen qaar ka mid ah Dhalinayarada wax bartay ee kunool Magaalada Kismaayo Iyagoo ujeedkoodu yahay inay ka qayb qataan hormarka deegaanka ka jira gaar ahaan howlaha nadaafadda iyo cagaarinta Deegaanka.
Gudomiyaha midowga Dhalinyarada cagaarsan ee Magaalada Kismaayo ayaa kawarbixiyay shaqooyiinka ay bulshada u qabtaan.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa