Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mahad Abuukar Carabeey oo kamida dhalinyarada xirfadlayaasha ah ee Magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabeelle ayaa nolol maalmeedkiisa ka raadsada sameynta Salada gacanta oo kamida dhaqanka Soomaalida balse haatan sii dabar go,aya .
Salada oo lagu qaato adeegyadada yar yar ayaa kamida waxyaabaha ay dhaqanka u leeyihiin dadka soomaaliyeed waxana laga sameya cawda baarka sida uu sharaxayo Mahad Abuukar oo mudo lix sano ah ka shaqeynayay sameynteeda si uu nolol maalmeedkiisa uga helo.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa