Dhalinyaro ku nool Dhoobley oo Olole nadaafadeed ka sameeyey qaar kamid ah xaafadaha Magaalada

0
225

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)Dhalinyarada ku nool magaalada Dhoobley ayaa waxa ay olole nadaafadeed ka sameeyaan qaybo kamid ah xaafadaha magaalada Dhoobley iyagoo aaminsan in qashinku dhibaato fara badan u keeno dadka iyo dalka intaba, dhalinyarada ayaa waxa ay go’aansadeen in ay nadiifiyaan wadada xaafadaha oo ay ka dhigaan mid aan qashinka lagu arkin.

Aamina Axmed Aadan ayaa ka warramaysa