Dhalinyaro ku nool Dhoobley oo la yimid hal abuur Ganacsi oo baaq u diray Dhalinyarada kale

0
52

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Si ay meesha uga saaraan duruufaha ku gadaaman nolol-maalmeedka qoysaskooda waxa ay abuurteen fursado Ganacsi, dhalinyaradan oo ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose iyagoo lacagaha ay ganacsigaasi ka helaan ku maareeya Nolosha Qoysaskooda.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegeya