Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shaqo la’aanta dalka ka jirta ayaa waxaa ay dhalinyaro badan bartay maaraynta hadba sida ay nolosha u soo marto taasina waxay sababtay inay aqbalaan hadba marxaladaha kala duwan ay la kulmaan.
Qaar kamid ah Dhalinyarada ku nool xiryaha baracayaasha Dhoobley ee shaqo abuurka ka helay dajinta iyo radida gawaarida xamuulka ayaa kawarbixiyay sida ay noloshooda uga maareeyaan shaqadan.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya