Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar badan oo kamid ah Bulshada Soomaaliyeed ayaa waxay isticmaalaan oo ay shiitaan Dalagyada ka soo go’a dalkeena si ay Cuna uga dhigtaan.
Xili aan boqasho ku tagnay makiinadaha lagu shiido dalagyada dalkeena ka soobaxa, sida Galayda, Haruurka,iyo sisinta ayaa waxaan wareysiyo kala duwaan la yeelanay qaar kamid ah dhalinyarada ka shaqeya Makiinadahaasi.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa