Dhalinyaro ku nool Dhoobley oo fursado shaqo ka helay bakhaarada lagu iibiyo Raashiinka

0
62

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ku nool Dhalinyaro badan oo ku shaqeysta iibinta Raashiinka noocyaadisa kala duwan.

Dhalinyaradan ayaa iibiya raashinka qutul daruuriga ah sida bariiska, baastada, burka, saliida iyo kuwa kale.

Qaar kamid ah dhalinyaradaasi oo aan wareysi la yeelanay ayaa kawarbixiyay ganacsigooda iyo sida ay nolosha reerkooda uga maareeyaan.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya