Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah dhalinyarada degmada dhoobley ayaa fursado shaqo ka helay adeegyo cusub oo ay soo kordhiyeen qaar kamida hudheelada magaalada, adeegaas oo bulshada guriyahooda loogu geynayo cunada.
Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan inooga diyaariyay