Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Inkastoo wadanka ay kajirto shaqa la,aan baahsan ayaa hadana si ay noloshooda u mareeyaan bakar maxamed abuu bakar iyo maxamed abuukar xasan oo ka mid ah dhalinyarada ku nool magaalada dhoobley waxay barteen xirfadda alxanka biraha.
Dhalinyaradan ayaa inta badan alxama daaqadaha albaabada ganjeelada ah iyo agabyada kale ee u baahan alxan taasoo ay ku mareeyaan nolosha qoyskooda
Radio sanguuni ayay u sheegeen in dhibaatooyin badan kala kulmaan inta ay ku guda jiraan shaqada alxanka balse waxa ay sheegeen in ay ku faraxsan yihiin inay shaqeystan iyagoon kabixin dalkoodo hooyo.
Khadar Axmed Salaan ayaa warbixintan ku eegaya