WARARKA Dhalinyaro ku nool Baladweyne oo shaqo ku waayay xirfadii ay barteen oo abuurtay fursado ganacsi. By admin - October 31, 2022 0 165 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhallinyaro ku nool baladweyne kana ganacsada iibinta dharka islamarkana dhameeyay heerka 1 aad waxbarashada jaamacada ayaa ku dhiiraday iney shaqeeystaan. Maxamed Cali Samow. ayaa faah faahinaya https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2022/10/warka-samowDhalinyarada-ku-shaqaysato-miiska-Dharka-.mp3