Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku nool dhalinyaro badan oo ku shaqeysto farsamada gacanta.
Dhalinyaradan ayaa sameeya Kuraasta , Qalab xafiiseedka iyo agabka guryaha sida sariiraha iyo miisaska.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya