Dhalinyaro ku nool Baladweyne oo nolosha qoysaskooda ka mareeya cilad bixinta Computer-ka.

0
134

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyaradan oo baratay cilmiga Computer-ka islamarkana shaqo ku waayay cilmigii ay barteen ayaa hadda ku dhiiraday inay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka hirgeliyaan goobo ama xarumo lagu cilad bixiyo Computer-ka si ay mareeyaan nolol maalmeedka qoysaskooda.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya