Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Garaashyada lagu xareeyo gaadiid laguna cilad bixiyo ee ku yaalla Magaalada Beledweyne ayaa waxaa fursado shaqo ka helay dhallinyaro badan oo aanan markoodii hore heeysan wax shaqa ah.
Dhallinyarada fursadaha shaqo loo abuuray shaqadan uga maarmay inay ka tahriibaan dalka Maxamad Cabdi Cismaan oo kamid ah milkiilayaasha geerishyada Baladweyne ayaa Warbaahinta uga waramay tirada dhalinyarada shaqa abuurka loo sameyay.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa