Dhalinyaro ku nool Baladweyne oo abuurtay shaqooyin kala duwan

0
106

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baladweyne ee xuruunta gobalka Hiiraan ayaa waxaa ku nool dhalinyaro badan oo shaqo la,aan ah kuwaasi oo qaar kood wax bartay islamarkana la yimid hal abuur ganacsi kuwaasi oo ay ka maareeyaan Nolosha qoysaskooda.

Dhalinyaradan ayaa iibiya agabka electronica Noocyadooda kala duwan.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah faahineysa