Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Inta badan dhalinyarada soomaaliyeed marka ay bogaan heerka koobada ee jamaacad waxay kuwareeraan halka ay shaqo kaheli lahaayeen iaydoo qaar kood uu nasiibka uhorseedo in ay helaan fursado shaqo oo laxiriira waxa ay soo barteen halkaqaarkoodna ay wayaan
Bangiga Amal oo kaduulaayo hormarinta dhalinyarda deegaanka ayaa waxaa jiro dhalinyaro badan oo kafaaideystay Barnaamijka Dhalinkaab kaaso lagu maalgaliyo dhalinyarda kabaxa Jaamacadaha.
Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya