Dhalinyaro Jaamacado dhameeyay oo bilaabay barashada farsamada gacanta.

0
129

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dugsiga farsamada gacanta Buruuj magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka soomaaliya ayaa wuxuu u istaagay sidii uu u soo saari lahaa dhalinyarada doonayaan in ay bartaan xirfadaha kala duwan ee gacanta si ay kaalin weyn ugu qataan horumarinta naftooda iyo dalkooda.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa