Dhalinyaro isku xilqaantay dayactirka buunadada weyn ee Magaalada Baladweyne.

0
56

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ururka dhalinyarada isxilqaan ayaa Buundada weyn ee  Magaalada Baladweyne ka bilaabay wajiga 2 aad olole lagu dayactirayo Buundada.

Dhallinyaradan ayaa alxamaya biraha u baahan in la adkeeyo ee buundada si looga hortago iney dunto.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa