Dhalinyaro isku xilqaamay wax baridda Bulshada Deegaanka Dhuxungaduud.

0
140

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Koox dhalinyaro ah ayaa isku xilqaamay wax baridda in ka badan 100 Arday oo isugu jira dad waaweyn iyo caruur ku nool Deegaanka Dhuxungaduud oo hoos taga Degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo.

Ardaydaan ayaa heysanin goob fiican oo ay wax ku bartaan sida miisas, kuraas iyo adeegyada kale ee waxbarashada.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa