Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-ln ka badan Afar dhalinyaro ah ayaa fursado shaqo ka helay xaruun lagu Kalsan oo dhawaan laga hergaliyay Magaalada Baladweyne taasi oo qaba daaweynta iyo bixinta Ilkaha.
Xarunta Kalsan ayaa qabata daaweynta Ilkaha, Xirista Ilkaha, buuxinta iyo dareen dilista Ilkaha.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya
Audio Player