Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In ka badan 15 dhalinyaro ah oo markoodii hore shaqo la’aan ahaa ayaa fursado shaqo ka helay xarunta cilaan saarka iyo sawir qaadista Alpha oo qeyb 2-aad ka furatay xaafada kooshin ee magaalada Baladweyne.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa