Dhalinyaro fursado shaqo ka helay Shirkada Dhar tolista ee Aamin Tailor ee Baladweyne.

0
193

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Inkabadan 18 dhalinyaro ayaa fursado shaqo ka helay Shirkada Dhar tolista ee Aamin Tailor oo ay magaalada Baladweyne ka hergeliyeen dhallinaro iskaa shaday .

Dhalinyarada shaqa abuurka loo sameeyay ayaa ahaa kuwo mudo waxbaranayay balse waayay shaqo ay noloshooda ku dabaran.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya