Dhalinyaro fursado shaqo ka helay deegannada loo barakacay ee duleedka Baladweyne.

0
103

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Axmed Muxumed Xuseen waa mid kamid ah dhalinyarada ku nool Magaalada Baladweyne waxa uuna fursad shaqo ka abuurtay xaafada Ceeljaale ee Baladweyne halkaasoo ah xaafada ay ubarakaceen shacabka.

Axmed ayaa furtay xaruun uu ku ciladbixiyo taleefanada isaga oo si maalinle ah usoo saarta nolosha qooyskiisa.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah faahineysa