WARARKA Dhalinyaro fursado shaqo abuur ka helay Ceelasha biyaha ee Deegaanka Dhoobley By admin - September 27, 2021 0 323 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah dhalinyarada bartay xirfadda gelinta iyo cilad bixinta tuubooyinka ceelasha ayaa fursado shaqo ka helay ceelasha biyaha siiya magaalada Dhoobley. Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2021/09/warka-Naxwo-dhalinyarada-shaqo-abuurka-ka-heley-ceelasha-biiyah.mp3