Dhalinyaro Dib Ugu Soo Noqotay Kismaayo oo Hirgelisay Warshad Saabuun soo saarta.

0
47

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Warshaddan oo ah mid ay dhalinyaradu si iskood ah u bilaabeen, kadib markii ay heleen tababaro waxa ay goansadeen ineey sosaraan sabanta dharka lagudhaqa iyo shanboyin ku waas oo dalka dibadisa laga keeni jiray U jeedka mashruucan ayana ah in la helo badeeco gudaha lagu farsameeyo, laguna beddelo saabuunta laga keeno dibadda.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya