Dhalinyaro Dib Dalka Ugu Soo laabatey oo fikrado ganacsi ka hirgaaliyey Degmada Dhoobley.

0
192

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dagamada Dhoobley ee gobolka jubada hoose waxaa ku nool dhalinyaro badan oo wax bartay kuwaas oo shaqo la,aan ah halka ay jiraan kuwa iyagu iskood ula yimaada fikrado gancasi si mustaqbalkoda iyo noloshooda  u maareeyaan.

Dadka Ganacsiga ka Sameeysanaya Suuqyada Magaalada dhoobley ayaa waxaa ay Qaarkood kasoo laabteen Xeryaha Qaxootiga Dhadhaab ee Dalka Kenya.

Qaar kamid ah dhalinyarada furtay goobo ganacsi oo ay ku iibiyaan dharka noocyadiisa kala duwan islamarkaana Ka soo laabtay Dalka dibadiisa gaar ahaan xeryaha qaxootiga ee dhadhaab ayaa Radio sanguuni uga warbixiyay gancasigooda.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa