Dhalinyaro baratay xirfadda wadista mootada oo tababar loogu soo xiray Muqdisho.

0
167

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada muqdisho ayaa tababar socday mudo laba bilood ah ugu soo xirtay hay’ada Hormuud Salaam Foundation dhalinyaro bartay mooto wadista iyo cilad bixinta mootada waxaana tababarka fuliyey dugsiga tababarka buruuj

Cali Xassan Dhuurow madaxa tababarada dugsiga baruuj ayaa kawar bixiyey tababarka mudada uusocday waxa la baray dhalinyaradan.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya