Dhalinyaro baratay cilmiga caafimaad oo abuurtay fursado shaqo.

0
74

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada ku nool degmada dhoobley ee gobolka jubada hoose ayaa mudooyinkii danbe la soo ifbaxayay hal abuur shaqo oo ay ku maareeyaan noloshooda iyo tan qoyskooda.

Qaar kamid ah dhalinyarada baratay Culuumta Caafimaadka ee ku nool degmada dhoobley ayaa ku dhiiraday in ay furtaan xaruma caafimaad oo u gaar ah si ay noloshooda ugu maareeyaan sido kale ay bulshada ugu adeegaan dhanka caafimaadka.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya