Dhalinyaro barata xirfada Dhartolista oo kawarbixiyey qaabka ay wax u bartaan.

0
252

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Xaruunta farsamada gacanta ee wasda ayaa ah xaruun bixiso barashada xirfadaha farsamada gacanta noocyadeeda kala duwan taas oo ku taalo magaalada dhoobley, qaar kamid ah dhalinyaro ka barata goobtaaasi dhartolista ayaa kawarbixiyay qaabka ay wax u bartaan.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegeya