Dhalinyaro badan oo ku nool Dhoobley oo bilaabay Xareysashada baqtiyaa nasiibka lagu tago Mareykanka

0
122

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sanad walba dadyow badan oo caalamka ku nool waxaa ay bilaabaan Xareysashada baqtiyaa nasiibka lagu tago Mareykanka mudooyinkii danbe waxaa soo badanayay Dhalinyrada Soomaaliyeed ee xareysaneysa baqtiyaa nasiibka lagu tago Mareykanka kuwaasi oo rajo ka qaba mar uun in nasiibkoodu wanaagsanaado sida ay sheegeen qaar kamid ah Dhalinyarada ku nool Degmada Dhoobley oo bilaabay Xareysashada baqtiyaa nasiibkaasi.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya