Dhalinyarada waxbartay ee ku nool Deegaanka Dhoobley oo ka hadlay dhibaatada ay leedahay Waxbarasho la’aanta

0
207

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah Dhalinyarada waxbartay ee ku nool deeganka dhoobley ayaa ka hadashay dhibatooyinka laga dhaxlo waxbarasho laa’aanta, Dhalinyaradan ayaa sheegay in dunida horumartay ay maqaamkaas ku gaartay waxbarasho islamarkana loo baahanyahay in dhalinyarada ay diiradda saraan sidii ay u kororsan lahaayeen cilmiga.

Hadaba si aan waxbadan uga ogaano dhibaatooyinka laga dhaxlo waxbarasho la’aanta waxaan wareysi la yeelanay qaar kamid ah dhalinyarada waxbaratey ee ku nool deeganka dhoobley iyagoo islamarkaasi inooga warbixiyay ahmiiyada ay leedahay waxabarashada

Dhanka kale mid kamid ah macaliminta ka howlgala iskuulka Cumar Ibnu Khidaab ee deegaanka dhoobley ayaa dhankiisa faah faahin ka bixiyay diibatooyinka ay leedahay waxbarsho la’aanta.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa